Kitaabka Usuul Min Cilmil Usuul Sheekh C/raxman Abyad.(Dhageyso)

February 29, 2012 - Written by

Denmark:Waxaan caawa u soo gudbineynaa akhristayaasha Halgan.net Kitaabka Usuul Min Cilmil Usuul ee uu ilifey Sheekh Maxamed Saalax Cuthaymiin Raximahulaah waxaana Kitaabka noo akhrin doona Sheekh C/raxmaan Abyad Xafidahulaah waxaana Kitaabka ka faa,ideystay arday badan oo ku taxnaa xalaqada cilmiga ah ee Masjidka Al-Tawxiid ee magaalada Copenhagan ee dalka Denmark.

Ka dib Codsi badan oo soo gaaray Halgan.net ayaa caawa alle noo fududeeyey in aan soo gudbino Kitaabka waxaan alle ugu baryeynaa Sheekh C/raxmaan Abyad in ka aqbalo camalkiisa anagana naga dhigo kuwa ka faa,iideysa cilmiga Culumada aamiin.

Hoos Ka Dhageyso Kitaabka Usuul Min Cilmi Usuul oo uu Akhrinayo Sheekh C/raxmaan Abyad.

1-Darsigii Koowaad [audio:http://k004.kiwi6.com/hotlink/6r9cg37kkk/01_sh_a_rahman_abyad_al_usuulu_min_cilmil_usuul.mp3]
2-Darsigii Labaad [audio:http://k004.kiwi6.com/hotlink/wd27szvn67/02_sh_a_rahman_abyad_usuulu_min_cilmi_usuul.mp3]
3-Darsigii 3aad [audio:http://k004.kiwi6.com/hotlink/ylr5s476op/03_sh_a_rahman_abyad_usuulu_min_cilmi_usuul.mp3]
4-Darsigii 4aad [audio:http://k004.kiwi6.com/hotlink/i47g07968d/04_sh_a_rahman_abyad_usuulu_min_cilmi_usuul.mp3]
5-Darsigii 5aad [audio:http://k004.kiwi6.com/hotlink/0ng1ds0yz6/05_sh_a_rahman_abyad_usuulu_min_cilmi_usuul.mp3]
6-Darsigii 6aad [audio:http://k004.kiwi6.com/hotlink/c5kftpe47n/06_sh_a_rahman_abyad_usuulu_min_cilmi_usuul.mp3]
7-Darsigii 7aad [audio:http://k004.kiwi6.com/hotlink/4yd86ey02e/07_sh_a_rahman_abyad_usuul_min_cilmi_usuul.mp3]
8-Darsigii 8aad [audio:http://k004.kiwi6.com/hotlink/kf90oxh85u/08_sh_a_rahman_abyad_usuulu_min_cilmi_usuul.mp3]
9-Darsigii 9aad [audio:http://k004.kiwi6.com/hotlink/ry501x7hza/09_sh_a_rahman_abyad_usuulu_min_cilmi_usuul.mp3]
10-Darsigii 10aad [audio:http://k004.kiwi6.com/hotlink/ur9c4ozy8e/10_sh_a_rahman_abyad_usuulu_min_cilmi_usuul.mp3]
11-Darsigii 11aad [audio:http://k004.kiwi6.com/hotlink/ib1v5deogr/11_sh_a_rahman_abyad_usuulu_min_cilmi_usuul.mp3]

Kitaabka Usuul Min Cilmil Usuul Halkan Ka rogo ama ka daalaco

Halgan.net

1 Comment so far

Leave a comment

Leave a comment

*