Madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Ahmed oo u baqoolay magaalada Garoowe

February 11, 2012 - Written by

Garoowe:-Madaxwaynaha DFKM Sh Shariif Sh Axmed ayaa lafilayaa saacadaha soo-socda inuu soo gaaro magaalada Garowe, ee xarunta Maamulka Puntland halkaas oo uu ka socdo shirka wadatshiga wajigiisii labaad kaas oo lagu gorfeynayo dastuurka iyo awoodgeybsiga dolwada la dhisi doono bisha 8aad 2012.

Madaxweynaha DFKM ayaa shalay laga sugayey magaalada Garoowe ayaa waxaa uu u baaqday kulan uu la lahaa wasiirka aimaha dibada ee dalka Ugandha Henry Oryem Okello oo ku sugan haatan magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha DFKM Shariif Sh Ahmed  ayaa waxaa garoonka diyaaraha waxaa ku  sii sagootiyay xubno ka tirsan labada gole ee dowlada waxaana ka mid ahaa  ku simaha Raisul wasaaraha  DFKM wasiirka Difaaca Xuseen Carab

Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka qeyb gali doona shirka wadatashiga ee wajigiisii labaad lagu soo gunaanadayo maanta magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2012
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
272829  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online