Nadwo diini ah oo caawa lagu qaban doono Masjidka Al-Nuur ee magaalada Hargeysa

February 27, 2012 - Written by

Hargeysa:-Waxaa caawa ka bilaaban doonta Masjidka Al-Nuur ee magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka S/land nadwo diini ah Waxaana ay si toos ah u bilaaban doontaa hadii alle idmo bacda salaat Al-Maqrib cinwaanka Nadwada waxaa weeye ضوابط التفسيق والتكفير

Nadwada ayaa waxaa ka qeyb gali doona culumada kala ah

Sheekh Maxamed Shaafici Khaliif,Sheekh Aden,Sheekh C/laahi Diiriye,Sheekh Ahmed Maxamed Suleymaan,iyo Sheekh Sulaaan.

Halgan.net
Hargeysa

Leave a comment

*

Archives
February 2012
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
272829  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online