Nimcmada Islaamka Khudbadii Jimcaha ee maanta Masjidka 6st Sh Maxamed Cabdi Umal

February 24, 2012 - Written by

Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa maanta waxaa uu khudbadii jimacaha ee Masjidka Abubakar Al-Sadiiq ee magaalada Nairobi uga hadlay Nicmatul Islaam waxaana uu Sheekha Maxamed ku dheeraaday waanaaga iyo nimcada Islaamka ee uu alle nagu maneystay.

Hoos Ka dhageyso Khudbadii Jimacaha ee maanta ee Sh Maxamed Umal
[audio:http://k004.kiwi6.com/hotlink/9x7x349tos/khudba_nimcatu_islaam.mp3]

Ama Halkan ka rogo

3 Comments so far

Leave a comment

  1. asalaama calaykum.
    salaan kadib walaalaha halgan net waxaan leenahay ilaahay cimrigiina ha dheereyo isalamka iyo muslim kuwii anfacana alle ha idinka dhigo.hawl weyn ayaad umada u haysaan ee ilaahay miisaanak xasanadka ha idiin saaro.

  2. Halgan.net ..Aad iyo aad ayaa u mahadsan tihiin sida quruxda badan aad usoo gudbisaan xili kasto Muxaadiraadka ….ALLAAH AJAR IYO XASANAAD Aan LASOO KOOBI Karin haka siiyo shiekhunal Faadhil ..shiekh maxamaed cabdi Umal ……Annagane kuwii ku waano qaato allaah naga dhigo …Aaaaaaaaaaamiin Yaa rabbi

  3. maasha alah shiikheena allaha xafido anaga ilaahey ha naga dhigo kuwii ku dayda

Leave a comment

*