Nuqul ka mid ah hishiiskii xalay lagu gaaray magaalada Garoowe

February 18, 2012 - Written by

Shir loogu magacdara shirka wadatashiga wajigiisii labaad  Garoowe 2 oo xalay lagu soo afmeeray magaalada Garoowe ayaa waxaa madaxdii ka qabgashay oo kja koobnaa DFKM , Gal-mudug Puntlland iyo Ahlusunaha waxaa ay shaaciyeen xalay in shirkoodii uu ku soo dhamaaday guul ayna isku afgarteen dhamaan wixii ay ka wada haleen.


Nuqul ka mid ah Hishiiskii lagu kala saxiixday magaalada Garoowe oo soo gaaray Halgan.net hoos ka eeg

no images were found

 

.

2 Comments so far

Leave a comment

  1. Asc.

    Soomaaliya parliament waxaa u talinayso 1000 qof oo shuruuda lagu dooranayo uu yahay qabiil (4.5) cilmigoodana uu muhiim aheyn “no minimum education” Subxana allah

  2. ASC. Aniga miyaa waalan mise madaxdii Garowe isugu tagay. Sida lawada ogyahay ragu luqadaan waxa ey saxiixeen lagu qoray ma wada yaqaaniin ee maxaa turjubaano laagu qabtay wixi ay iyaga ku heshiiyeen waxa laga yiri, mise wuxu heshiis soomaali leedahay ma aheyn. Waxeey tani shaki galineeysaa in la qoray luuqada afka soomaaliga waana nasiib darro nagu habsatay.

Leave a comment

*