Wasiirka amniga Puntlland Col. Khaliif Ciisa Mudan oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe

February 13, 2012 - Written by

Garoowe:-Wasiirka amniga dowllada Puntlland Col. Khaliif Ciisa Mudan oo maanta shir Jaraa.id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa waxaa uu sheegay in ciidamo ka tirsan Puntlland ay weerareen fariisamo ku yaal Buuraleyda Golis oo ay ku shirayeen rag ka tirsan Al.shabaab isagoo xusay Wasiirku in weerarkaas ay ku soo qabteen  Axmed Siciid   Atam oo ah nin la dhashay Maxamed Siciid Atam oo dagaal hadda ka hor kula galay ciidanka Puntlland degaanka GalGala.

Wasiirka amniga Puntlland Col. Khaliif Ciisa Mudan ayaa sheegay in Ciidanka Puntlland ee weerarká ku qadaay tuulo ku taal Buuraleyda Golis ay ka war helleen in shir ay ku lahaayeen rag uu ka mid ahaa Axmed Siciid Atam markii weerarku uu dhacayna ay rag uu ka mid ah ka baxsadeen goobta balse ay ciidanku qabteen Axmed Siciid waa sida wasiirka uu hadalkiisa u dhigaye.

Wasiirka amniga dowllada Puntlland Col. Khaliif Ciisa Mudan oo saxaafadau ay wax ka wiidiiisay wax uu ku cadayn karo in Axmed Siciid Maxamed uu ka tirsan yahay ururka Al-shabaab ayaa waxaa uu ku dooday in Axmed Siciid uu qirsan yahay in uu ahaa madax miinooyinka ee Al-shabaab su,aalo ay ciidanka amnigu ay wiidiiyeena uu arinkaas ku qirtay.

Wasiirka amniga dowllaada Puntlland Col. Khaliif Ciise Mudan ayaa saxaafada su,aalo ay wiidiisay oo ku saabsanaa in uu Buuralayda Golis oo ay horey Puntlland u sheegeen in ay ka saareen ciidamo daacada u ah Sh Maxamed Siciid Atam ay weli ku sugan yihiin ayaa waxaa uu uga jawaabay in khatar weyn aysan ka qabin kooxdaas oo ay awoodoodii wiiqeen balse ay jiraann qof qof weli ku dhuumaalaysanay Buura leyda Golis.

Dhinac kale Wasiirka amniga Puntlland Col. Khaliif Ciise Mudan ayaa ka warbixyey howl galo ay ciidanka Puntlland ka sameeyeen degaanka Gabac oo u dhow degmada Eyl ayna ku soo qabteen ilaa 11 dhalinyaro burcad badeed ah iyo qalabkoodii  haddan ay ku xiran yihiin  Xabsiga magaalada Garoowe dhaqsana ay maxkamada u keeni doonaa.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2012
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
272829  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online