Wasiirka Cadaalada ee dalka Jabuuti ,Shariif Xasan iyo Augustine Mahiga oo gaaray Garoowe

February 15, 2012 - Written by

Garoowe:-Wafdi uu horkacayo Gudoomiyaha baarlamaanka DFKM Shariif Xasan Sh Aadan ayaa goordhow ka soo degay garoonka Diyaaradaha ee magaalada Garoowe ee xarunta Maamulka Puntland. Gudoomiyaha Baarlamanka DFKM Shariif Xasan Sh Aadan ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Garoowe waxaana safarkiisa ku weheliya qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka DFKM .

Shirka wada tashiga oo maanta ka furmaya Garoowe ayaa waxaa soo gaaray sidoo kale ergayga xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qabilsan arrimaha Soomaaliya, Augustine Mahige iyo wafdi balaaran oo ka socda dowlada Jabuuti oo uu hogaaminayo wasiirka Cadaalada iyo owqaafta dalka Jabuuti Xaamud Cabdi Suldaan .

Warka oo faahfaahsan kala soco halgan.net

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2012
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
272829  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online