Laba Qarax oo ka dhacay Magaalada Mombaza ee dalka Kenya
(March 31, 2012)
Mombaza:-Labada qaraxyo ayaa  caawa ka dhacay magaalada  Mombassa ee dalka Kenya, waxaan warar hordhac ah ay sheegayaan in labada qarax ay geysteen khasaaro leh dhimasho iyo dhaawac. Qaraxa Koowa
Sheekh Xasan Daahir aweys oo Naqdiyey Bayaan ka soo baxay Ururka Al-Shabaab(Akhri + Dhageyso)
(March 31, 2012)
Afgooye:-Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah saraakiisha iyo Culumada ururka Al-shabaab ayaa shalay tacliiq saaray khudbo jimcadii shalay ka baxday Masjidka Al-Nuureyn ee Deegaanka Ceelasha Biyaha
Al-shabaab oo warbaahinta geysay maanta Degmada Dayniile ee gobalka Banaadir
(March 31, 2012)
Muqdisho:-Gudoomiyaha Ururka Al-Shabaab ee gobalka Banaadir Sheekh Maxamed Xasan Cumar (Abuu-Cabdiraxmaan)ayaa maanta geeyey warbaahinta ka howlgasha magaalada Muqdisho qaarkood Degmada Dayniile halka
Wasiirka horumarinta iyo iskaashiga caalamiga ah ee dalka Jarmalka oo Muqdisho soo gaaray
(March 31, 2012)
Muqdisho:-Wafdi uu horkacayo wasiirka horumarinta ganacsiga iyo iskaashiga caalamiga ah ee dalka Jarmalka, Dag Nabel ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho waxaana garoonka Diyaaradaha ee Aden Cadd
Ogeysiis ku socda walaalihii la socday Darsigii Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax
(March 31, 2012)
Oslo:Waxaa akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net la ogeysiinayaa in la joojiyey darsigii uu bixin jiray Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax kaas oo ka bixi jiray Masjidka Al-Tawfiiq ee magaalada Oslo wa
Guddoomiyaha Ururka Al-shabaab ee G/Banaadir oo sheegay inay sii wadayaan dagaalka
(March 31, 2012)
Muqdisho:-Guddoomiyaha ururka Al-shabaab ee gobolka Banaadir Sheekh Maxamed Xasan Cumar (Abuu-Cabdiraxmaan)ayaa waxaa uu sheegay in uu fashilmay qorshihii ciidamada AMISOM iyo kuwa DFKM ka dib markii
Madaxa Jaamacada Bariga Afrika xarunta Gal-dogob oo wafti ka socday dalka Sudan ku sagootiyay Airporka Bosaaso
(March 31, 2012)
Boosaaso:-Madaxa Jaamacada Bariga Afrika xarunta Galdogob Dr.Bashiir Warsame Mohamed ayaa maantay ku sagootiyay airporttiga magaalada bosaso ee xarunta Gobolka Bari wafdi ka socday jaamacadda afrika e
Madaxweyne Shariif Sheekh Ahmed oo codsi u jeediyey Ururka Jamacada Carabta
(March 30, 2012)
Ciraaq:-Madaxwaynaha DFKM Shariif Sheekh Axmed ayaa codsi u jeediyey wadamada ku bahoobay Ururka Jaamacada Carabta ka dib markii uu shalay ka qeyb galay kulan ay isigu yimaadeen madaxada wadamada ku b
Wafdi ka socda Midowga Yurub oo soo gaaray magaalada Garoowe (Masawiro)
(March 30, 2012)
Garoowe:-Wafdi ka socda Midowga Yurub oo uu horkacayo Mr Georges Marc Andre wakiilka EU u qaanbilsan Somalia ayaa maanta soo gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Puntland waxayna kulamo ay la qaateen M
Dagaalo iyo Duqeymo culus oo wili ka socda Degmada Dayniile ee Gobalka Banaadir
(March 30, 2012)
Muqdisho:-Wararkii ugu danbeeyey ee naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dagaal culus iyo duqeymo khasaaro leh ay ka socdaan qaybo kala duwan oo ka mid ah duleedka magaalada Muqdisho g

Next Page »