Boqor Buur-Madoow oo lagu xiray magaalada Hargeysa ee xarunta S/land

March 15, 2012 - Written by

Hargeysa:-Ciidamada Ammaanka ee Somaliland ayaa maanta xabsiga u taxaabay Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow ka dib markii uu ka soo degay Garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa, Boqorka ayaa xilliga ay qabanayeen ciidamada ammanku ay jireen dadweyne isu diyaarinayey inay soo dhoweeyaan, waxana xilligan uu ku xidhan yahay xarunta dembibaadhista ee magaalada Hargeysa, Ku Simaha Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland ahna Wasiir ku xigeenka Wasaaraddaas Cismaan Garaad Soofe ayaa u xaqiijiyey xadhiga boqorka.

VOA

Leave a comment

*

Archives
March 2012
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online