Cajal Xasaasi ah oo la sheegay in uu leeyahay Abu Mansuur Al-Amariki oo lagu faafiyey Internetka(Daawo)

March 17, 2012 - Written by

Muqdisho:- Waxaa saaka baraha  internetka ee taageera Ururka Al-Qaacida lagu faafiyey cajal muuqaal ah oo uu leeyahay Mid ka mid ah saraakiisha ugu muhiimsan Ururka Al-Shabaab gaar ahaan kuwa Muhaajiriinta ee la yiraahdo magaciisa Abu Mansuur Al-Amriki .

Cajalka ayaa waxaa ka muuqda qeylo dhaan uu jeedinayo Abu Masuur Al-Amriki taas oo uu ku sheegayo in naftiisa ay ku jirto khatar weyn taas oo ka imaaneysa Ururka uu ka tirsanaa ee Al-Shabaab isaga oo tilmaamay in uu ka baqyo in ay dilaan.

Abu Mansuur Al-Amriki ayaa waxaa uu cajalkiisa ku sheegay in sababta uu u baqsan yahay in la dilo ay tahay khilaaf uu uu ku sheegay mid sharci  ah iyo mid istiraatiiji ah .

Cajalkan ayaa waxaa lagu faafiyey markii ugu horysay Muntadaha .islamicawakening.Shumuukh Islaam,Muslim.net/iyo kuwa kale oo badan.

Hoos ka Daawo Cajalka Abu Mansuur Al-Amriki.

Xaqiqada dhabta ah ee Cajalkan waxay soo bixi doontaa ayaamaha soo socda iyada oo Masuuliyiinta Ururka Al-Shabaab iyo Abu Masuur Al-Amriki laftiisa ay yihiin cida kaliya ee ka jawaab bixin karta Xaqiiqada Cajalkan.

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2012
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online