Ciidamada amaanka ee magaalada Boosaaso oo qabtay Hub iyo walxaha qarxa (Masawiro)

March 21, 2012 - Written by

Boosaaso:-Ciidamada amaanka ee magaalada Boosaaso ayaa saaka soo bandhigay hub iyo miinooyinka wax lagu qarxiyo ka dib xog ay heleen waxaana howlgaladaas ay dhaceen sida  uu saxaafada u sheegay wasiir ku xigeenka amniga ee Puntland Cabdi jamaal Cusmaan Maxamed 10 bishan aan ku jirno ee Marts.

Wasiirku xigeenka amniga ee Puntland Cabdi jamaal Cusmaan Maxamed ayaa sheegay in ay sidoo kale gacanta ku soo dhigeen ragii ku howlgali lahaa hubka ay qabteen waxaana hubka iyo miinooyinka laga soo qabtay guri ku yaal xaafada Biyo kulule ee magaalada Boosaaso.

no images were found

Taliyaha qaybta gobolka Bari Cismaan Xassan Afdalow oo Saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in Ciidanka amaanka ee magaalada Boosaaso oo kaashanaya dadweynaha ay ku guuleysteen in ay qabtaan hubka iyo miinooyinka la soo bandhigay maanta wuxuuna u mahad celiyey ciidamada amaanka iyo shacabka reer Boosaaso.

Waa markii ugu horeysay o ay ciidamada amaanka ee magaalada Boosaaso ay soo bandhigaan hub iyo miinooyin xili magaalada Boosaaso lagu dilay dad aad u tiro badan oo uu ugu danbeeyey allaha u naxariistee Sheekh Dr Ahmed Xaji C/raxmaan.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2012
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online