Ciidamo ka tirsan Al-Shabaab oo la wareegay deegaanka Diif ee gobolka Jubbada Hoose

March 4, 2012 - Written by

Dhoobley:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhoobley ayaa sheegaya in saaka ay ciidamo ka tirsan Ururka Al-Shabaab ay la wareegeen deegaanka Diif ee gobolka Jubbada Hoose ka dib dagaal kooban oo saaka aroortii ka dhacay Deegaanka Diif waxaana horey ugu sugnaa deegaanka Diif ciidamada ururka Raaskaambooni ee gacan-saarka la leh DFKM .Deegaanka Diif ee gobalka Jubbada Hoose ayaa waxaa ka go,an isgaarsiinta .Ciidamada DFKM iyo kuwa ururka Raaskaambooni ee ku sugan degmada Dhoobley ayaa billaabay dhaqdhaqaaq ciidan iyaga ay soo foodsaartay culay kaga yimid dhanka Al-Shabaab.

Col. Xasan Maqtal oo ka mid ah saraakiisha ciidamada DFKM ayaa xaqiijiyey in Deegaanka diif ay la wareegeen Ururka Al-Shabaab wuxuuna sheegay in ay gurmad u direen ciidamada DFKM ee haatan ku sugan duleedka Deegaan Diif.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2012
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online