Guddoomiyaha Baarlamaanka ee DFKM Shariif Xassan Sheekh Aaden oo Muqdisho soo gaaray

March 25, 2012 - Written by

Muqdisho:-Guddoomiyaha baarlamaanka DFKM Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho markii uu in mudo ah ku maqnaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay. Afhayeenka baarlamaanka DFKM Shariif Xasan Sheekh Aden ayaa intii uusan ka soo ambabixin magaalada Baydhabo ayaa waxaa uu sheegay in uu kulamo kala duwan la qaatay waxgaradka,  saraakiisha DFKM iyo kuwa Itoobiya waxaana uu ka dhawaajiyey in loo madax baneeyo Reer Bay iyo Bakool soo xulida maamuladooda isaga oo xusay 90 cesho ka dib doorasho la qaban doono si loo soo xulo gudoomiyaha gobalka iyo kan Degmada Baydhabo.

Guddoomiyaba baarlamaanka Shariif Xasan ayaa waxaa kale ooo uu sheegay in uu xildhibaano u saaray in ay soo qiimeeyaan xaalada Degmada Xudur oo ay maalmo ka hor la wareegeen ciidamada DFKM iyo kuwa Itoobiya.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2012
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online