Ma doorashaa Danbi ah Mise Dastuur Qeybtii 2aad W/Q:Abdihakim Diriye

March 1, 2012 - Written by

Qeybtii 1aad waxaan uga soo hadalnay ereyga hore ee doorasho kanna waxaan ku eegi doonna ereyga kale ee dastuur.Erey bixintiisa waxay ku sheegaan “Heshiis bulsho oo dad ka dhexeeya” Waxaana lugu qayaxaa “Ku heshiin wadaagid iyo kala lahaansho awoodaha iyo kheyraadka” Tani waa qayaxaadda ugu kooban uguna fudud marka la turjumo, maadaama uusan erygu af-somali ahayn, al.muhim waa ujeedooyin

qoran oo qayaxaya waxqeybsi iyo nidaam lugu kala danbeeyo. Dastuur wuxuu xiriir toos ah la leeyahay dabeecadda basharka ee ah noole bulshaawi ah oo isla nool, dhinaca kalena uu ku badan yahay dulmigu, taasoo aan looga maarmin nidaam kala haga. Dastuus wuu jirey xillikasta oo banii aadam joogey dastuurkaas ha qornaado ama afgarasho ha ahaado, ha saxnaado ama ha khaldanaado, noolosha dadku kuma socon karto isdhexyaac.( ( لا یصلح الناس فوضي لا سراة لھم ولا سراة اذا جھالھم سادوا

 

doorasho

Leave a comment

*

Archives
March 2012
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online