Machadka Imaam Al-Musani oo laga furay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug(Daawo)

March 21, 2012 - Written by

Gaalkacyo:-Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug gaar ahaan dhinaceeda Koonfurta Magaalada oo ay ka arimiyaan Maamulka Gal-Mudug ayaa waxaa si rasmi ah looga furay Machadka Imaam Al-Musani maalintii Khamiista oo ay taariikhdu aheyd 22 rabiicul awal 1433 oo waafaqsan 15-Marts 2012.

Machadka ayaa waxaa lagu baran doonaa Culuumta Shareecada Islaamka iyo Luqada carabiga waxaana furitaankiisa ka soo qeyb galay arday ,dadweyne  iyo culuma,udiin si weyn looga yaqaan Soomaaliya oo uu ka mid yahay Sheekh Maxamuud Sheekh Ahmed (Abu Sheyba).

Sheekh Maxamuud Sheekh Ahmed (Abu Sheyba) oo la hadlay dadweynihii ka soo qeyb galay furitaanka Machadka Al-Imaam Al-Musani ayaa aad ugu dheeraaday ahmiyada ay leedahay barashada Shareecda Islaamka , barashada Luqada carabiga oo fure u ah barashada Shareecada Islaamka.

no images were found

Waxaa kale oo goobta ka hadlay waxgarad iyo Isimo ka soo jeeda deegaanada Galmudug iyaga oo u mahad celiyey culumada waxayna ugu baaqeen dhalinyarada in ay ka faa,ideystaan Machadka Imaam Al-Musani.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2012
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online