Madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Ahmed oo kormeer ku tagay Suuqa Xoolaha iyo Maslax

March 4, 2012 - Written by

Muqdisho:-Madaxweynaha DFKM Shariif Sh Axmed oo ay weheliyaan qaar ka mid ah golaha wasiirada iyo saraakiil ka tirsan ciidanka DFKM ayaa waxaa uu kormeer ku tagay xaafada Suuqa Xoolaha iyo xeradii Maslax halkaas oo ay la wareegeen ciidanka DFKM iyo kuwa AMISOM

Madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Ahmed ayaa kulamo kula qaatay xerada Maslax saraakiil ka tirsan DFKM iyo kuwa AMISOM wuxuuna ka dhageystay warbixin kooban iyo qaabka ay u socdaan howlgalada ay wadaan ciidanka AMISOM iyo kuwa DFKM.

Madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Ahmed ayaa khudbad kooban u jeediyey ciidamada DFKM wuxuuna uga mahad celiyey guulaha ay soo hoyeen.

Warka oo faahfaahsan kala soco dhawaan Halgan.net Inshalaaah

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2012
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online