Mutamarkii Islaamiga ee 5aad oo ka bilaaban doona magaaladaTilbrug ee dalka Holland

March 26, 2012 - Written by
Holland:-Dhamaan bulshada Soomaaliyeed ku nool dalka Holand iyo dalalka darsika la ah waxaa lagu wargelinayaa in dalka Holland uu ka bilaaban doono Mutamar Islaami ah oo ay ka soo qayb geli doonaa culimo iyo ducaad kuwaas oo muxaadaraad iyo tawjiihaad u jeedin doono Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Holland.

Mutamarkaan Islaamiga ah ee ka bilaaban doona dalka Holland ayaa ah kii 5aad iyadoo sanadkiiba mar la qabto xiliga Gu’ga .Mutamarka ayaa waxaa si Live ah aad uga daawan doontaa Inshalaah website kala Ah Halgan.net .Dacwah-Tv.nl ,Markaz Quba.org iyo Fatxusalaam.

 

Culumada ka soo qeyb gali doonta Mutamarkan waxay kala yihiin.
1-Sheekh Dr.Ahmed Daahir Aweys -Kenya
2-Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax-Norway
3-Sheekh Bashiir Shiil -Canada
4-Sheekh Mustafe Xaji Ismail  Soomaaliya
5-Sheekh Cabdibasid Sheekh Ahmed   Uk
6-Sheekh Suldaan Gasle. Holland.

Watqiga la qaba nayo Mutamarka waa 26- april-2012 oo ah maalin Khamiis ah ilaa   30-april-2012 (isniin)Saacada: 18:00 (bacdal casar).
Hoos ka Daawo iclaamka video Mutamarka 5aad ee lagu qabanayo dalka HollandGoobta iyo Cinwaanka Mutamarka uu ka dhacayo hoos ka eegVON SUPPESTRAAT20
5011.EETILBRUG HOLLAND
Wixii Faahfaahin ah kala xiriir Guuleex wayrax
Tel:- +31614959536 Ama ABu Khadiija Tel. +31-614876382

Cumar Faaruuq
Holland
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2012
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online