Darsigii Sh.Dr Cali Maxamed Saalax ee dhawaan ka baxay Masjid Towfiiq.(ku celis)
(March 29, 2012)
Oslo:Waxaa akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net u soo gudbinaynaa darsigii dhawaan si Live ah Maqal iyo Muuqaal uga baxay webka darsigaas oo uu Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax ka akhriyey Masjidka
Wareysi Idaacada VOA ay la yeelatay Clive Dennis
(March 29, 2012)
Muqdisho:-Nin wata baasaboorka Birtain oo ay shalay ciidamada amniga ee dawladda Soomaaliya ku qabteen garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ayaa beeniyey inuu  doonayey inuu ku biiro ururka Al-Qaacida.
Ra’iisul Wasaaraha DFKM Dr Cabdi weli Maxamed oo u dhoofay dalka Kenya
(March 29, 2012)
Muqdisho:-Ra'iisul Wasaaraha DFKM Dr Cabdi weli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu horkacyo ayaa ka duulay garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho isagoo ku sii jeeday magaalada Nairobi ee caasimada da
Sheekh Mulla Karakaat oo lagu xukumay 5 sano oo xarig ah Rafcaana ka qaatay (Daawo)
(March 28, 2012)
Norway:-Sh.Abu Saydi Qudub Mulla Karakaat ayaa Maxkamad ku taal dalka Norway oo in ka badan 8 sano daba socotay waxay ku xukunta 5 sano oo xariga ah .Sheekh  Mulla Karakaat ayaa ka mid ah culumada da
Dagaal ka dhacay degaanka Hoosingow ee Gobolka Jubada Hoose
(March 28, 2012)
Kismaayo:-Ciidanka DFKM oo ay kaabayaan ciidanka dalka Kenya iyo ururka Al-shabaab ayaa waxaa uu dagaal ku dhexmaray degaanka Hoosingow ee Gobolka Jubada Hoose, dagaalka ayaa waxaa ku dhintay ilaa 6 a
Madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Ahmed oo u baqoolay dalka Ciraaq
(March 28, 2012)
Ciraaq:-Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha DFKM Shariif Sh Ahmed ayaa goordhaweyd u baqoolay magaalada Baqdaad ee  xarunta dalka Ciraaq si uu uga qeyb galo Shirweyne uga furmi doona maalinta birito a
Raisulwasaaraha DFKM Cabdweli Gaas oo ku soo laabtay Muqdisho(Warsaxaafadeed)
(March 28, 2012)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Gaas iyo wefdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta ka soo laabtay safar saddex cisho qaatay oo uu ku tegay magaalada Gaalkacyo ee xa
Bam Gacmeed lagu weeraray guriga Guddoomiyaha degmada Xudur ee gobalka Bakool
(March 28, 2012)
Baydhabo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay ayaa sheegaya in xalay weerar lagu qaaday guriga Maxamed Macalin oo ah  Guddoomiyaha degmada Xudur ee xarunta gobalka Bako
Saraakiil ka tirsan ciidamada AMISOM oo maanta gaaray Baladweyne
(March 27, 2012)
Hiiraan:-Waxaa maanta duhurkii gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobalka Hiiraan Saraakiil ka tirsan ciidanka AMISOM halkaas oo ay soo indha indheyn doonaan xarumaha la dajin doono bisha April ci
Nin Britain Ah oo Lagu Qabtay Garoonka Aden Cadde ee magaalada Muqdisho
(March 27, 2012)
Muqdisho:-Ciidamada Nabad sugidda ee DKMG ah ayaa duhurnimadii maanta ku qabatay garoonka Aden Cade International Airport ee Magaalada Muqdisho nin sita passportka dalka Britain, ninkan ayaa la qabtay

« Previous PageNext Page »