Qarax ka dhacay Is-goyska Fagax ee degmada Yaaqshiid

March 26, 2012 - Written by

Muqdisho:Qarax khasaaro geystay ayaa waxaa uu maanta ka dhacay Is-goyska Fagax ee degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho qaraxa ayaa waxaa uu ahaa miino lagu weeraray Ciidamo ka tirsan DFKM oo fadhiyey Maqaaxi laga cabo shaaha, Khasaaro dhaawac ah aya waxaa uu soo gaaray ciidamo ka tirsan DFKM iyo dad rayid ahaa oo fadhi yey  Maqaaxida uu qaraxu ka dhacay.

Ciidamo ka tirsan kuwa DFKM ayaa soo gaaray Maqaaxida qaraxu ka dhacay waxaan ay bilaabeen baaritaano ay ku baarayaan ciddii ka dan beysay qarax dhacay , Ciidanka DFKM ayaa waxaa ay howl galka ku qabtaan tiro dad ah oo aan ilaa hadda si rasmi ah loo shaacin,  ilaa 7 qof oo iskugu jira Ciidanka DFKM  iyo dad rayid ah ayaa ku dhaawacmay weerarkaan miinada ah , goob jooge ku sugan goobu qaraxu ka dhacay ayaa saxaafada u sheegay in uu maqlay qarax xooggan oo hal mar ka dhacay Maqaaxida.

Ma ah markii ugu horaysay oo qarax noocaan oo kale ah lala beegsado ciidamo ka tirsan DFKM iyo kuwa AMISOM ee ku sugan magaalada Muqdisho, Qaraxayo iyo weeraro ayaa ciidanka ururka Al-shabaab ku qaadaan fariisamo ay ciidanka DFKM iyo kuwa AMISOM ku leeyihiin
magaalada Muqdisho.

A/cawaale
Halgan.net 

Leave a comment

*

Archives
March 2012
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online