Taliyahii hore ee Booliska gobolka Mudug Muuse Xasaasi oo qarax ka badbaaday

March 15, 2012 - Written by

Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in qarax lala eegtay Taliyahii hore ee qaybta Booliska gobolka Mudug G/sare Muuse Axmed C/raxmaan Muuse Xasaasi xili uu marayey meel aan sidaa uga fogeyn saldhiga magaalada Gaalkacyo.

Taliyahii hore ee qaybta Booliska gobolka Mudug G/sare Muuse Xasaasi ayaa haatan ah madaxa hawlgalinta Ciidamada Booliska ee gobalka Mudug.

Taliyaha qaybta booliska ee gobolka Mudug Jaamac Axmed Maxamed Sandaqad oo qaraxa ka dib la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in howlgalo ay sameeyeen qaraxa ka dib  iyaga oo kaashanaya dadweynaha ay soo qabteen 5 qof.

G/sare Muuse Axmed C/raxmaan Muuse Xasaasi ayaa markii labaad ka badbaadaya miino loo dhigo  waxaana qarax kan oo kale ah lagu weeraray sanadii 2011 bishii 6aad .Ilaa Haatan mana jiraan cid sheegatay masuuliyada weerarka miinada ah ee lagu dili lahaa  G/sare Muuse Xasaasi.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2012
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online