Weriye Cali Axmed Cabdi oo caawa lagu dilay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug

March 4, 2012 - Written by

Gaalkacyo:-Waxaa caawa lagu dilay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug wariye Cali Axmed Cabdi waxaana lagu dilay agagaarka Hotel Guure ee xaafadda Israac rag toogtay wariyaha ayaa goobta ka baxsaday dilka ayaa waxaa uu dhacay 9:00  Weriye Cali Axmed Cabdi ayaa ku sii jeeday gurigiisa xiligii uu dilka dhacay waxaana uu wariyaha ka shaqeyn jiray Radio Gaalkacayo waloow uu ka tagay markii danbe .Dilka Weriye Cali Ahmed Cabdi ayaa ku soo beegmay xili magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ay amaankeeda aad u soo hagaagay iyada oo in mudo ah ka nasatay dilal leh wajiyo badan.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2012
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online