Xildhibaan Maxamed Sayid Aadan oo waraysi siiyey Idaacada VOA (Dhagayso)

March 1, 2012 - Written by

Xildhibaan Max’ed Sayid Adan ayaa ku dhaawacmay dagaallo ka dhacay Garbaharey, iyadoo sidoo kalena laba sarkaal oo ka tirsan ciidanka DFKM ay ku dhinteen dagaalkaasi. Dagaalladan oo bilowday xalay fiidkii ayaa qarxay kaddib markii ciidamada Maleeshiyada al-Shabaab ay weerar ku qaadeen magaalada Garbaharey oo ay ka taliyaan ciidamada DKMG iyo kuwa Ahlu-Sunna.

Xildhibaan Max’ed Sayid ayaa VOA u sheegay in dhaawacu soo gaaray xilli uu ku jiray dagaalka, wuxuuna sheegay in dhaawacu uu yahay mid fudud.

 

Source VOA

Leave a comment

*

Archives
March 2012
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online