Mutamarkii Islaamiga oo weli si habsami leh uga socda magaalada Oslo (Daawo)
(April 7, 2012)
Oslo:-Waxaa si habsami leh maalintii 3aad uga socda Magaalada Oslo Caasimada Dalka Norway Mu,tamarkii 10aad ee jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkan Norway oo Sanadlaha Ahaa, kaasoo uu soo qaban qaabiyo M
Gudoomiyaha Baarlamaanka DFKM Shariif Xasan Aden oo gaaray magaalada Baydhabo
(April 7, 2012)
Baydhabo:-Wafdi uu horkacayo Gudoomiyaha baarlamaanka ee DFKM Shariif Xasan Sheekh Aden ayaa galabta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay .Gudoomiyaha ayaa waxaa ku soo dhaweeyey garoonka
Wasiirka amniga Puntland Khaliif Ciise Mudan oo socdaal ku tagay Dhuudo iyo Bandar-beyla
(April 7, 2012)
Qardho:-Wasiirka amniga Puntland G/sare Khaliif Ciise Mudan ayaa socdaal ku tagay maanta deegaanno dhaca xeebeedka fog ee gobolka Bari gaar ahaan Dhuudo iyo Bandar-beyla waxaana socdaalkiisa ku weheli
Jaamacada Hargeysa oo Bayaan ka soo saartay kordhinta Fee-ga Jaamacada (Akhriso)
(April 7, 2012)
Hargeysa:-Wasaarada Waxbarashada iyo tacliinta sare  ayaa waxay xalay soo saartay go,aamo lidi ku ah shuruucda jaamacada iyo maamulida Jaamacada Hargeysa Ka dib markii Fee-ga Jaamacada oo wax yar lag
Taliska Ciidammada DFKM oo sheegay in ay qabteen nin watay walxaha qarxa.
(April 7, 2012)
Muqdisho:-Wararka saaka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Taliska Ciidamada DFKM ay maanta u soo bandhigeen saxaafada nin ay sheegeen in uu watay Jaakad walxaha qarxa lagu soo rakib
Madaxweynaha Puntland oo shalay ka qeyb galay kulan ka dhacay Jaamacada PSU
(April 7, 2012)
Garoowe:-Madaxaweynaha Puntland ayaa shalay ka qaybgalay kulan balaaran oo ka dhacay Jamacadda PSU ee magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland waxaa kale oo kulanka ka soo qeyb galay  xubno ka t
Al-Shabaab oo bayaan ka soo saartay xaalada dagaalada ee magaalada Muqdisho
(April 7, 2012)
Mogadishu (07/04/2012) – Eight months after their tactical withdrawal from the defence posts in Mogadishu, the Mujahideen still continue to conduct operations inside the city, gradually eroding the

Archives
April 2012
M T W T F S S
« Mar   May »
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online