Khudbadii Jimcaha ee Sheekh Maxamed Cabdi Umal (Maqal Iyo Muuqaal Daawo)
(April 9, 2012)
Nairobi:-Waxaa Akhristayaasha Halgan.net ee sharafta leh u soo gudbinayanaa Khudbo Jimcihii  uu Allaha dhowree uu ka akhriyey Masjidka Abuubakar ee magaalada Nairobi Sheekh Maxamed Cabdi Umal Sheekh
Faahfaahin Qarax ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay
(April 9, 2012)
Baydhabo:-Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa qarax maanta ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay qaraxaas ayaa waxaa lagu weeararay ciidamo ka tirsan DFKM kuwaas oo marayey suuq k
Raisulwasaaraha DFKM oo tacsi u diray eheladii Beeldaaje Faarax (Warsaxaafadeed)
(April 9, 2012)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta tacsi u diray shacabka oo ku wajahan geeri ku timid mid ka mid ah Madax dhaqameedka Soomaaliyeed. Ra’iisul Wasaaraha
Madaxweyne Shariif oo kulan la qaatay saraakiil ka tirsan AMISOM iyo kuwa DFKM
(April 9, 2012)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Ahmed ayaa maanta mar kale kulan la qaatay saraakiil ka tirsan ciidanka AMISOM iyo kuwa DFKM kuwaas oo howlgalo ka wada magaalada Muqdisho .Madaxweynaha DFKM
Liiska magacyada Ragga Burcad-badeednimada oo ku xiran dalalka Kenya iyo Maldives
(April 9, 2012)
Boosaaso:-Dhallinyaradan Sagaalka (9) ah ayaa bishii March 3, 2009, waxaa soo qabtay Markab ay leeyihiin ciidamada badda ee Jarmalka, waxaan laga soo qabtay Gacanka Cadmeed. Bishii March 10, 2009, wax
Ciidamada Amaanka ee magaalada Garoowe oo xiray dhalinyaro looga shakiyey Al-Shabaab
(April 9, 2012)
Garoowe:-Taliyaha saldhigga dhexe ee Garoowe ee xarunta Maamulka Puntland G/sare  Dhame Aadan Muuse Jaamac ayaa maanta la hadlay saxaafada ayaa waxaa uu sheegay in ciidanka amaanka ee magaalada Gar
Madaxweynaha Puntland oo tacsi u diray eheladii Beeldaaje Faarax Beeldaaje Xaaji (Dhageyso)
(April 9, 2012)
Garoowe:-Madaxweynaha dowlada Puntland C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa tacsi u  direy eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Beeldaaje Faarax Beeldaaje Xaaji Cabdulaa
Wasiirka warfaafinta DFKM oo ka jawaabay eedeyn loo soo jeediyey wasaaradda warfaafinta
(April 9, 2012)
Muqdisho:-Waxaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya wasiirka warfaafinta DFKM C/qaadir Xuseen Maxamed Jahweyn, Wasiirka warfaafinta ayaa maalmihii la soo dhaafa
Isimada Puntlland oo ka tacsiyeeyey geeridii Beeldaaje Faarax Beeldaaje C/laahi
(April 9, 2012)
Boosaaso Dhamaan Isimadan, Beeldaajiyayaasha, Ugaasyada, waxgaradka iyo Boqorka waxa ay halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan qoyskii uu ka geeriyooday Beeldaaje Faarax Beeldaaje Cabdulaahi, waxayna
Dagaal ka soconaya deegaanka Muudaale ee gobbolka Gedo
(April 9, 2012)
Gedo:-Wararka saaka naga soo gaaraya Degmada Baardheere ayaa sheegaya in dagaal culus uu ka socdo deegaanka Muudaale ee gobolka Gedo ka dib markii ay ciidamada DFKM iyo kuwa Kenya ay duulaan ku soo qa

Next Page »