Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay madax ka tirsan Al-shabaab oo soo galay Buuraha Golis(Dhageyso)
(April 10, 2012)
Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa sheegay in Saraakiisha Al-shabaab iyo ciidamo ka tirsan ururka Al-shabaab ay ka soo galeen deegaano ka tirsan Puntland ayna ka soo galeen dh
Muxaadaradii Sh C/raxmaan Abyad ee Alwalaa walbaraa oo Qoraal ah (Akhriso)
(April 10, 2012)
Oslo:-Sheekh C/raxmaan Abyad oo ka mid ahaa culumadii ka qeyb gashay Mutamarkii 10-aad ee magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway ayaa waxaa uu ka hadlay ahmiyada ay leedahay Al-walaa walbaraa iyo inxi
Wafdi ka socda Bangiga Aduunka iyo Booliska Interpolka oo gaaray Garoowe
(April 10, 2012)
Qardho:-Waxaa maanta soo gaaray magaalada Garoowe ee caasimada dowllada Puntland wafdi ka socda Bangigga Aduunka iyo Booliska loo yaqaan Inter polka ee Qaramada Midoobay u qaabilsan ka hortaga Daroog
Dhaqdhaqaaq ciidan iyo xiisad dagaal oo laga dareemayo Deegaanka Ufurow iyo Diinsoor
(April 10, 2012)
Baydhabo:Wararka saaka naga soo gaaraya degaano ka tirsan gobalka Bay ayaa sheegaya in dhaqdhaqaaq ciidan iyo xaalada dagaal laga dareemayo deegaanka Ufurow iyo Degmada Diisoor. Dhaqdhaqaaq ciidan aya
2 Masuul oo ka tirsan ururka Al-shabaab oo gaaray Buuraha Golis
(April 10, 2012)
Boosaaso:-Wararka hordhac ah oo naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta Gobol ka Bari ayaa sheegay in masuul ka tirsanaa Al-shabaab haysana jiray Gobolka Shabeellada dhexe laguna magaacabo Cabd