Duruus ku saabsan Manhajka Jamaacada Al-ictisaam bilkitaab Wa Sunnah.(Daawo Video)
(April 14, 2012)
Waxaa Shabakadda wararaka ee Halgan.net ay caawa idiin soo gudbinaysa duruus ku saabsan Manhajka Jamaacada Al-ictisaam oo ah urur Islaami ah oo ka jira dalka Soomaaliya iyo dalalka soomaaliya dariska
Dagaal culus oo galabta ka dhacay deegaanka ku dhow deegaanka Xayo ee gobalka J/hoose
(April 14, 2012)
Kismaayo:-Dagaal culus ayaa galabta waxaa uu qarxay deegaanka ku dhow deegaanka Xayo halkaas oo ay isku horfadhiyaan ciidamada huwanta ee oo ay bari taarayaan ciidanka Kenya kuwaas oo maanta waday dha
Al-Shabaab oo weerar gaadmo ah ku qaaday ciidamo Itoobiyaan ah oo marayey Jiiro Mad-Sheekh
(April 14, 2012)
Baydhabo:-Ciidamada Al-Shabaab ayaa maanta weerar gaadmo ah ku qaaday ciidamo itoobiyaan ah kuwaas oo marayey deegaanka Jiiro Mad-Sheekh oo ku dhow degmada Bardaale ee gobolka ee gobolka Bay waxaana u
Maxkamadda darajada 1aad ee Boosaaso oo xukunno kala duwan ku ridday rag lagu eedeeyay Al-shabaab
(April 14, 2012)
Boosaaso:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa sheegaya in maanta Maxkamadda darajada koowaad ee magaalada Boosaaso ay xukunno kala duwan ku ridday rag lagu eedeeya
Madaxweyne Shariif Sheekh oo magacaabay gudi wada hadal la furi doona Maamulka S/land
(April 14, 2012)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFKM Shariif Sh Ahmed ayaa maanta magacaabay guddi heer wasiiro ah oo wada hadal la furaya Maamulka Somaliland waxaana gudoomiye looga dhigay  Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Amni
Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax oo Muxaadaro Live ah ka Jeedin doona Halgan webTv Station
(April 14, 2012)
Norway:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Sout Afrika in Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax uu muxaadaro live ah u jeedin dooono jaaliyada waxaana ay si live ah uga daaw
Shacabku Wuxuu Doonayaa Shareecada Islaamka W/Q Sh Maxamed Kaariye
(April 14, 2012)
Minisota:-Muftiga Liibiya Dr.Saadiq Al-Qaryaani ayaa u sheegay shacabka Liibiya inay xaaraan tahay in loo codeeyo madaxweyne diidan shareecada. Culimo Azhariyiina ayaa iyaguna soo saaray fataawooyin a