Nin lagu eedeeyey in uu 9-caruur ah soo xaday oo lagu xukumay 12-sano oo xarig ah
(April 15, 2012)
Boosaaso:-Maxkamada darajada koowaad ee gobolka Bari ayaa saaka waxaa la keenay nin dhalinyaro ah oo la sheegay in uu ku eedeysan yahay in uu soo kaxaystay caruur gaaraysa ilaa 9 caruur ah oo uu soo x
Shirweynihii Ansixinta Dastuurka Puntland Oo Garoowe maanta ka furmay
(April 15, 2012)
Garoowe:-Waxaa maanta ka furmay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland shirweyne taas oo lagu ansaxinayo Dastuurka Maamulka Puntland waxaana kulanka ka soo qeyb galay madax badan oo ay ku jira
Qarax ka dhacay saaka magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo
(April 15, 2012)
Garbahaarey:-Waxaa saaka ka dhacay Makhaayad ku taal magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo qarax miino ah oo la filayo in uu yahay miinada dhulka lagu aaso , qarax maanta ayaa waxaa ka dhashay
Sheekh Cabduqaadir Nuur Faarax oo gaaray Magaalada Nairobo ee caasimada dalka Kenya
(April 15, 2012)
Sheekh Cabdulqaadir Nuur Faarax oo ka mid ah culimada dalka Soomaaliya kuna nool magaalada Garoowe ayaa waxaa uu safar ku gaaray magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya , Shiikh Cabdulqaadir Nuur a