Dagaal culus oo ka dhacay deegaanka Ceel Shiil ee gobolka Galguduud.
(April 17, 2012)
Ceelbuur:-Dagaal culus ayaa maanta duhurkii waxaa uu ka qarxay deegaanka Ceel Shiil ee gobolka Galguduud kaas oo u dhexeeya ciidanka Al-Shabaab iyo  Ururka la baxay Ahlu Sunna wuxuuna sababay khasaar
Diyaarado Duqeyn ka geystay degmada Gumbax ee gobolka Bari
(April 17, 2012)
Boosaaso:-Diyaarado dagaal oo aan la garanaynin cid leh ayaa xalay duqeymo culus ka geystay degmada Gumbax ee gobolka Bari waxaana ka dhashay duqeyntaas khasaaro kala duwan. Halgan.net ayaa xiriiro
Ra’iisul wasaare ku xigeen ahna wasiirka Ganacsiga DFKM oo gaaray Garoowe
(April 17, 2012)
Gaalkacyo:-Wafdi uu horkacayo Ra’iisul wasaare ku xigeen ahna wasiirka Ganacsiga ee DFKM Ugaas C/wahaab Ugaas Xuseen  ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Puntland isaga oo ka qeyb g