Sheekh Xassan Daahir Aweys oo ka hadlay hub laga soo saaray guri ku yaal Siinka Dheer(Dhageyso))
(April 21, 2012)
Afgooye:-Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah saraakiisha iyo culumada Ururka Al-shabaab ayaa markii ugu horeysay ka hadlay hub laga soo saaray guri ku yaal Siinka Dheer ee Degmada Afgooye ka dib ho
Nadwadii ka socotay Masjidka Al-Rowada ee Boosaaso oo gashay habeenkii 3aad(warbixin)
(April 21, 2012)
Boosaaso:-Nadwo cilmiyeedka tobnaad ee ka soctay Masjidka Al rowda ee Magaalada Bosaaso ayaa gashay caawa Habeenkii sadexaad  waxaana darsiga sadexaad caawa soo jeediyay Sheekh Daahir Aw Cabdi oo ka
Munshidkii Qaadi Jiray Anaashiida Jihaadka Muxsin Al-Dowsarii oo noqday Fanaan.
(April 21, 2012)
Riyaad:-Waxaa ugu mahad celineynaa Rabigii Nagu sugay diintiisa Islaamka naf walba waxaa waajib ku ah in ay alle barido si uu ugu sugo Islaamka macaan iyo Akhlaaqda wanaagsan ee uu nabaray Nabigeenii
Dalladda Waxbarashada Ahliga ah ee PEN ee Puntland oo Bayaan soo saartay(Masawiro)
(April 21, 2012)
Boosaaso Dalladda Ahliga ee Puntland ayaa kulan ay yeesheen waxay ka soo saareen bayaan lid ku ah wasaarada waxbarashada waxayna dhaliil u soo jeedsheen qaabka ay rabto in ay u maareyso wasaarada waxb