Faahfaahin ka soo baxaysa Bam lagu weeraray Kaniisad ku taalla Magaalada Nairobi
(April 29, 2012)
Nairobi:-Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa weerar Bam oo saaka lagu qaaday Kaniisad ku taalla Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya kaas oo sababay khasaaro leh dhimasho iyo dhaawac. Warar