Darsigii 4aad ee Manhajka Jamaacada Al-ictisaam bilkitaab Wa Sunnah Sh Bashiir Axmed Salaad (Daawo Video)

April 30, 2012 - Written by

Waxaa Shabakadda wararaka ee Halgan.net ay maanta idiin soo gudbinaysa duruus ku saabsan Manhajka Jamaacada Al-ictisaam oo ah urur Islaami ah oo ka jira dalka Soomaaliya iyo dalalka soomaaliya dariska la’ ah  Manhajka Jamaacada Al ictisaam ayaa ah mid ka kooban ilaa 17 xal-qadood oo xalaqaddiiba ay tahay ilaa 30 daqiiqo.

Duruustan ayaa waxaa akhrinaya Sh.Bashiir Axmed Salaad oo ah Amiirka jamaacada Al-ictisaam bil-kitaab wassunnah sheekhu wuxuu sharaxayaa manhajka jamaacada Al-ictisaam oo ka kooban manhajka caqiiqada, manhajka fahamka iyo sida wax loo daliishado ama nusuusta loo fahmo, iyo manhajka dacwada iyo badalitaanka iyo islaaxinta bulshada.

Manhajku Jamaacada Al-ictisaam ayaa waxaa uu ka kooban yahay ilaa 17 baab oo si qawaacid ah u qoran waxaana diyaariyay lajnada cilmiga ah ee jamaacada Al-ictisaam bilkitaab wa sunnah, waxaana loogu talo galay in lagu iftiimiyo oo lagu saxo wax yaabo badan oo saaxada yaalla, si gaar ah wuxuu u khuseeyaa dadka dalabatul cilmiga ah ama ku howlan dacwada iyo faafinta diinta.

Halgan.net ayaa idiin soo gudbin doonta duruusta oo ka kooban 17 xalaqo hadii alle idmo.

Halkaan ka Daawo Darsigii 4aad ee Manhajka jamaacada al ictisaam bilkitaab wa sunnah

N:B Digniin ku socota shabakadaha caadeystay caayda iyo Been Abuurka Culumada waxaan uga digeynaa in ay xuquuqda u gaarka ah Halgan.net ay u isticmaalaan aflagaada culumada iyaga oo qaar ka mid ah ay xadeen codad iyo Muuqaalo u gaar ah Halgan.net.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

4 comments on “Darsigii 4aad ee Manhajka Jamaacada Al-ictisaam bilkitaab Wa Sunnah Sh Bashiir Axmed Salaad (Daawo Video)

  1. احمد شاكر on said:

    السلام عليكم ورحمة الله
    allah ayaa mahad leh kadibna walaalaha halgan.net oo aalaaba shacabka ku hadla afka soomaaliga usoo gudbiya duruus qiima badan runtii jamaacada ictisaam waa jamaaca fac wayn waana tiii tarbiyaysay jiilka soomaaliyeed marka in la soo ban dhigo manhajkeeda waa wax aad loogu baahna .alaha xifdiyo shiikha iyo culimada muslimiinta dhamaaan. waxaan ka codsanaynaa bahda halgan in ay duruusta manhajka oo mp3 ah ay soo geliyaan s7i aan u rogano sidaan horay uga baranay khayrka
    جزاكم الله كل الخير. الدال على الخير كفاعله

  2. Cismaan on said:

    Salaamu calaykim

    Ilaahay ha xifdiyo sheekh Bashiir Ahmed Salaad iyo walaalaha Halgan.net waxaa ay ceeb u taal kuwa oran jiray ictisaam waa murji,omaba yaqaanaan wax murji.o la yiraahdo waa mufsidiin alle ka fog

  3. c\laahi on said:

    jazalaahu khayr sheekh bashiir iyo culimada kalaba allah hanoo xifdiyo culimada amiin waxan ku darinlahaa in culimada wax lagabarto oo ladadalo wixii quluuwi cadifad wadana laga fugaado allah towfiiqda ha ina waafajiyo amiin
    www

  4. Abucabdullahi on said:

    Jazaakallahu Khayran halgan.net. Fadiilatu shaikh Bashir aad baan kuugu mahad celinaynaa. Shacabka waxbaa ukala cadaaday.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

HTML tags are not allowed.

Loolanka Madaxtinimada iyo Hantida Soomaaliya Sheekh Bashiir Ahmed Salaad.

Isniin

Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMT

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Talada

Arbaca

Khamiis

Jimce

Sabti

Axad

Archives
April 2012
M T W T F S S
« Mar   May »
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
For Immediate Release:Ambush in Haluqa.    June 27, 2012
Somali Links
Fatwa Online