Isimada Puntlland oo ka tacsiyeeyey geeridii Beeldaaje Faarax Beeldaaje C/laahi

April 9, 2012 - Written by
Boosaaso Dhamaan Isimadan, Beeldaajiyayaasha, Ugaasyada, waxgaradka iyo Boqorka waxa ay halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan qoyskii uu ka geeriyooday Beeldaaje Faarax Beeldaaje Cabdulaahi, waxayna Illahay uga baryayaan in uu Samir iyo iimaanka siiyo Marxuumka isaga Illah janadii siiyo, Beeldaajahan ayaa ku geeriyooday dalka Isku Taga Imaraadka Carabta gaar ahaan magaalada Dubia.
 
Ugu horeen waxaa tacsida diraya:1. Boqor Cabdulaahi Boqor Muuse (King Kong)
2. Beeldaaje Faarax Beeldaaje Xaaji Cabdulaahi
3. Beeldaaje Cali Beeldaaje Faarax
4. Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin
5. Beeldaaje Axmed Beeldaaje Yaasiin
6. Beeldaaje Salaad Cali Faarac
7. Islaan Bashiir Islaan Cabdulle
8. Islaan Ciise Islaan Maxamed
9. Islaan Maxamuud Islaan Yaasiin
10. Garaad Jaamac Gaarad Cali
11. Garaad Saleebaan Garaad Maxamuud
12. Garaad Abashiir Saalax
13. Garaad Cabdi Salan Xassan
14. Ugaas Cumar Ciise
15. Garaad Maxamed Climi Shirwac
16. Amiir Maxamuud Yuusuf Ciise
17. Suldaan Dahir Maxamed Muuse
18. Suldaan Jamac Xassan Ibraahim
19. Suldaan Bashiir Muuse Koonte
20. Suldaan Cabdulaahi Saalax Jeenicas
21. Suldaan Cabdulaahi Xiliid SSCOTE
22. Suldaan Cali Siciid Cawil
23. Garaad Maxamed Aadan Finiin
24. Garaad Cabdulaahi Maxamuud Dacar
25. Ugaas Maxamed Ugaas Saciid
26. Ugaas Cumar Maxamed Cali Kamtan
27. Suldaan Maxamed Cali Quudka
28. Suldaan Cabdulaahi Axmed Nuur
29. Suldaan Cabdi Bile Warsame
30. Ugaas C/qadir Cilmi Filig
31. Suldaan C/qaadir Ciise Axmed
32. Suldaan Daa’uud Faarax Maxamed
33. Suldaan Saciid Guuleed Sanyare
34. Suldaan Muuse Faarax MuuseTacsidana ayaa waxaa na soo gaarsiyay Afhayeenka Isamada Puntland Suldaan Maxamed Yuusuf oo ku sugan magaalada Vienna ee dalka Austria.

 

Leave a comment

*

Archives
April 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online