Munshidkii Qaadi Jiray Anaashiida Jihaadka Muxsin Al-Dowsarii oo noqday Fanaan.

April 21, 2012 - Written by

Riyaad:-Waxaa ugu mahad celineynaa Rabigii Nagu sugay diintiisa Islaamka naf walba waxaa waajib ku ah in ay alle barido si uu ugu sugo Islaamka macaan iyo Akhlaaqda wanaagsan ee uu nabaray Nabigeenii Maxamed Nabadgalyo iyo naxariis dushiisa ha ahaatee.

Waxaan aad uga naxay mar aan maanta isha mariyey warbaahinta caalamka gaar ahaan tan wadamada carabta waxaa ay isheyda qabatay laba ka mid ah Munshidiintii qaadi jiray alifi jirayna Anaashiida Islaamiga gaar ahaan tan Jihaadiga ah kuwaas oo noqday Fanaanii heesa iyaga oo sameystay koox durbaaka ka daba tunta.

Labada Munshid ayaa kala ah Muxsin Al-Dowsarii (Abu Cabdi Melik) iyo Maxamed Qaxdhaani .mar ay warbaahinta wareysi ka qaaday Munshidkii weynee ee lahaa Anaashiida xamaasiga ee Jihaadiga iyo kuwa badan oo Suhdi ah ayaa wuxuu ku faanay in xaalada uu jiro ay tahay mid ka fiican tii hore wuxuuna sameystay koox la dhahó Madwi.

Waxaan walaalahay soomaalida kula dardaarmayaa in ay alle isku xiraan kuna dhagaan sunada Nabiga iyaga oo cilmiga ka baranaya Culumada Jahliga wuxuu kugu hagayaa wado baadi ah.qofwalboo u baq aakhiradaada.

Muxsin Al-Dowsarii oo qaaadaya anaashiid Jihaad iyo Suhdi ah hoos ka daawo

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

Archives
April 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online