Muxaadaradii Sh.C/naasir Xaaji ka jeediyey Masjidka Abu Bakar Al-Sidiiq.(Video)

April 16, 2012 - Written by

Nairobi:-Sh.C/Naasir Xaaji Axmed ayaa caawa Muxaadaro qiimo leh ka jeedshay Magaalada Nairobi ee xarun ta dalka Kenya gaar ahaan Masjidka Abu Bakar Al-Sidiiq waxaana Sheekhu uu muxaadaradiisa caawa uga had lay manhajka Ahlu Suna ee Taskiyada Nafta).

Muxaadarda Sheekh C/naasir Xaji Ahmed (Abu Maxamed)ayaa waxaa soo camiray masjidka Abu Bakar dadweynaha ku dhaqan xaafada Islii oo uu ku yaalo masjidka Abu Bakar Al-sadiiq oo ah xaafad ay si weyn u degan yihiin Jaaliyada Soomaaliyeed. Sheekh Cabdi Naasir Xaji Ahmed ayaa aad uga dheeraaday sida ay salafka u dahiri jireen naftooda iyaga oo kaashanaya cilmiga sharciga iyo sida ay uga fogaayeen akhlaaqda xun ee uu reebay sharcigeena.

Hoos ka Daawo Muxaadaradii Sheekh Cabdinaasir Xaaji Axmed oo maqal iyo Muuqaal ah

Hoos ka Dhageyso Muxaadaradii Sheekh C/naasir Xaji Ahmed uu oo Maqal ah.

[audio:http://www.halgan.net/Mp3/cnasir.mp3]
Ama Halkan

Halgan.net
Nairobi

Leave a comment

Archives
April 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online