Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo khudbadii maanta ka hadlay Fadliga salaada Jimcaha(Dhageyso)
April 20, 2012 - Written byNairobi:-Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu bakar Al-sadiiq ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa waxaa uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal waxaa uu si wanaagsan uga hadlay alaha dhowree Fadliga salaada Jimcaha .
Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa si aad ah uga dheeraaday wanaaga Salaada Jimacaha iyo khatarta ay leedahay in la dayaco wuxuuna si weyn ula dardaarmay Ganacsatada isaga oo ku booriyey in ay dhowraa dhamaan salaadaha oo dhan si gaarna ay u ilaashaan Salaada jimacaha.
[audio:http://k003.kiwi6.com/hotlink/1p4909384t/khudbadii_20.mp3]
Halgan.net
Nairobi

.gif)

