Sh Xasan Daahir Aweys oo si kulul uga hadlay Dastuurka Qabyo qoraalka ee DFKM (Dhageyso)
(May 5, 2012)
Afgooye:-Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah culumada iyo saraakiisha Ururka Al-Shabaab ayaa si kulul uga hadlay Dastuurka Qabyo qoraalka ee DFKM mar uu tacliiq saaray khudbadii Jimcaha shalay ee 
Dowladda Ugaandha oo shaacisay in ciidamo dheeraad ah ay geysay dalka Soomaaliya
(May 5, 2012)
Wasaaradda Gaashaandhiga ee dalka  Ugaandha ayaa shaac ka qaaday in ciidamo dheeraad ah oo ka socda dalkooda ay u soo direen dalka Soomaaliya  iyagoo xusay in ciidanka dalka Soomaaliya in ay gaarsii
Shirkii Odayaasha Dhaqanka ee Soomaaliya oo saaka ka furmay magaalada Muqdisho
(May 5, 2012)
Muqdisho:-Waxaa saaka ka furmay magaalada Muqdisho Shirkii Odayaasha Dhaqanka ee Soomaaliya kaas oo ay odayaasha ku soo xuli doonaan xubnaha ka mid noqon doona golaha Baarlamaanka ee Dowlada Soomaaliy