Jaban oo Kuwareejisay Gawaari iyo Qalab Kala Duwan Ciidanaka Booliska DFKM(Warsaxaafadeed)
(May 7, 2012)
Muqdisho:-Dowlada Jaban ayaa maanta ku wareejisay Dowlada KMG deeq ay ugu tala gashay Ciidanka Booliska Soomaalyeed deeqdaan ayaa ka koobanayd 16 Land Garuuser, 2 Ambalaas 2 gaari oo kuwa ciidanka lag
Muxaadaro dhawaan ka baxday Halgan Webtv Station Sh Maxamed Kenyaata.(ku celis)
(May 7, 2012)
Waxaa Akhristayaasha Halgan.net u soo gudbinayaan cidii aan fursad u helin in ay si Live ah u dhagaysto Maqal iyo Muuqaal muxaadaro gaaban oo maanta xiligii darsigii Sh Maxamuud Sh Xassan lagu bedelay
UAE: XAWAALADDA IFTIN EXPRESS (WAR MUR-TIYEED)
(May 7, 2012)
Dubia:-Waxaa dhamaan macaamiisha Shirkada Iftin Express loogu bishaaraynayaa in ay shirkadu balaarisay adeegyadii ay u haysay Ummada Soomaaliyeed ka dib markii ay shirkadu ku soo xirmeen macaamiil far
Ciidanka Booliska Boosaaso oo howl galo ku soo qabtay ilaa 23 qof
(May 7, 2012)
Ciidanka Booliska ee magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa ay howl gal ka sameeyeen saaka xaafadaha ay ka kooban tahay magaalada Boosaaso gaar ahaan Xaafada Zuweeto iyo Xaafada Carab a
Hay’adda Somali Advice and Information Services oo Tcasi dirtay
(May 7, 2012)
LondonDhamaan maamulka iyo shaqaalaha hay’adda SOMINFOS ee magaalada Leicester waxay ay tacsi naxdin leh u dirayaan dhamaan qoyskii iyo eheladii iyo waliba shacabka iyo dowladda Puntland, ka dib gee
Wasiirkii Dastuurka iyo arrimaha Federaalka ee Puntland oo geeriyooday
(May 7, 2012)
London:-War haatan na soo gaaray magaalada London ayaa sheegaya in uu geeriyooday Wasiirkii Dastuurka iyo arrimaha Federaalka ee Dowladda Puntland Dr.Cabdi Xassan Jimcaale oo mudo ku jiray isbitaal ku
Dagaalo culus oo xalay ka dhacay magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan
(May 7, 2012)
Hiiraan:-Dagaal culus ayaa xalay ka dhacay qeybo ka mid ah xaafadaha magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxaana uu dagaalka dhexmaray ciidamada Huwanta ah iyo kuwa Al-Shabaab. Dagaalka xoogi