Darsigiii caawa ee Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax ka akhriyey Masjidka Towfiiq ee Oslo (ku celis Daawo)
(May 12, 2012)
Oslo:Waxaa akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net u soo gudbinaynaa darsigii dhawaan si Live ah Maqal iyo Muuqaal uga baxay Halgan web tv station darsigaas oo uu Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax ka ak
C/weli Gaas oo sheegay in fikirka Puntland ee Dastuurka uu ka duwaneyn fikirada kale
(May 12, 2012)
Muqdisho:-Ra'iisul wasaaraha DFKM Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta markii ugu horeysay ka hadlay diidmada Dastuurka Qabyo Qoraalka ee Puntland mar uu la hadlay warbaahinta ku hadasha afka DFKM
Ciidanka amaanka ee Boosaaso oo xabsiga u taxaabay dad aad u tiro badan
(May 12, 2012)
Boosaaso:-Ciidanka amaanka ee magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa saaka howlgalo ay sameeyeen waxay xabsiga u taxaabeen dadweyne tiro badan ka dib markii looga shakiyey in ay wax u dhimaya
Puntland oo shaacisay qodobada ay diidan tahay ee ku jira Dastuurka qabyo qoraalka ah
(May 12, 2012)
Dowllada Puntlland ayaa saaka si rasmi ah u shaacisay qodabada ay doonayaan in wax laga bedelo ee ku jira Dastuurka Qabyo qoraalka ee la doonayo in loo sameeyo DFKM , war-saxaafadeed shalay ka soo ba