Weerar lagu qaaday ciidamo ka tirsan dalka Kenya oo u kala gooshayey degaanka Dadab iyo Liboi
(May 30, 2012)
Nairobi:-Waxaa caawa weerar lagu qaaday ciidamo Kenya ah oo marayey deegaanka Liboi ee xadka dalka Kenya waxaana weerarka ku dhaawacmay 4 asakri oo ka tirsan Booliska dalka Kenya waxaana weerarka uu s
Qarax ka dhacay Degmada wajeer ee gobolka waqoyi Bari Kenya.
(May 30, 2012)
Wajeer:-War haatan naga soo gaaray Degmada Wajeer ee gobolka waqoyi Bari Kenya ayaa sheegaya in Qarax khasaare geystay uu ka dhacay Degmada Wajeer kaas oo sababay khasaaro leh dhimasho iyo dhaawac.
Koox hubeysan ayaa caawa ku dhaawacay Cali Shaambo magaalada Baydhabo
(May 30, 2012)
Baydhabo:-Wararka caawa naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay ayaa sheegaya in koox hubeysan oo dhagarqabayaal ah ay dhaawaceen Cali Shaambo oo ka mid ahaa Ciyaartooydiii hore ee
Ciidanka Al-Shabaab oo caawa Dagaal culus ku qaaday ciidamada DFKM iyo kuwa Kenya
(May 30, 2012)
Kismaayo:-Wararka caawa naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa sheegaya in caawa dagaal saf balaaran ay  qaadeen ciidamada al-Shabaab ka dib markii ay maanta duhurkii ku
Puntlland iyo Gal-mudug oo aqbalay in ay ka qayb galaan shirka Turkiga
(May 30, 2012)
Madaxweynaha Puntland iyo Gal-mudug iyo wafdi ay hogaaminaya ayaa la filayaa in saacadaha soo socda ay u duulaan dalka Jabuuti oo ay kaga sii gudbi doonaa magaalada Istanbul ee caasimada dalka Turkig
Dowlada Kenya oo qaraxii ka dhacay Nairobi ka bixisay Faahfaahin(Daawo)
(May 30, 2012)
Nairobi:-Afhayeenka ciidamada Booliiska Kenya Eric Kiraithe ayaa shirJaraa,id ku qabatay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa soo bandhigay sawir  nin ka yimid gudaha dalka Soomaaliya sida u
Madaxweynaha DFKM Sh.Shariif iyo wafdi la socda oo u dhoofay dalka Turkiga
(May 30, 2012)
Madaxweynaha DFKM Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhow ka dhoofay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho isagoo ku sii jeeda magaalada Istanbul ee caasim
Ra’iisul wasaaraha DFKM oo sheegay in shirka ka socda Turkiga aan loo dhamayn
(May 30, 2012)
Ra’iisul wasaaraha DKM Prof. Cabdiweli Maxamed Cali oo waraysi gaar ah siiyey Idaacada BBC-laanta afka Soomaaliga ayaa waxaa uu canbaareeyey weerarkii shalay lagu qaaday kolonyo baabuur ah oo uu la
Qarax miino oo saaka ka dhacay Xaafada Garsoor ee magaalada Gaalkacyo
(May 30, 2012)
Gaalkacyo:-Ciidanka Booliska ee magaalada gaalkacyo ayaa waxaa saaka ku qaraxday miino ay rabeen in ay ka soo saaraan xaafadda Gar soor ee Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ka dib markii