Ciidanka Sirdoonka Danmarka PET oo 2 soomaali ah ku xiray Aarhus

May 29, 2012 - Written by

Ciidanka Sirdoonka ee dowllada Danmark ayaa waxaa xalay ay xireen 2 wiil oo Soomaali ah oo da’aadooda lagu qiyaasay ilaa 18 sanno ilaa 23 sanno . Ciidanka Sirdoonka ee dowllada Danmarka ayaa waxaa 2-daan wiil mid kood ka qabteen garoonka diyaaradaha e magaalada Copenhagen ee caasimada dalka Danmark halka midka kalena ay ka qabteen guri uu deganaa oo ku yaal magaalada Aarhus  ee caasimada labaad ee Dalka Danmarka.

 Madaxa ciidanka sirdoonka ee dowllada Danmarka PET Hans Jørgen Bonnichsen oo la hadlay saxaafada ayaa u sheegay in labadaan wiil ee la qabtay ay yihiin Soomaali deganaa dalka danmark  mudo 16 sano ah  haystana dhalashada dalka Danmark. Hans Jørgen Bonnichsen Madaxa Sirdoonka PET ayaa sheegay in wiilashaan looga shakisan yahay in ay rabeen in ay fuliyeen fal argagixiso walow aysan cadayn noociisa balse waxaa uu sheegay in looga shakisan yahay in mid ka mid ah labada wiil uu tababar ku soo qaatay mid ka mid ah goobaha ay Al-shabaab ku tababaraan ciidan kooda.

Ciidanka Sirdoonka ee PET  ayaa sheegay in ilaa caawa ay waraysan doonaa labada wiil ee ay xireen  si ay u ogaadaan danbiga lagu soo eedeeyey , ilaa hadda ma jiro wax war ah oo ka soo baxay qoyska Soomaalida ah ee wiilashooda la xiray.

Source TV2.dk

 

Leave a comment

*

Archives
May 2012
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online