Darsigii Dhawaan ka Baxay Halgan web tv Station Sheekh Dr Cali M.Saalax (Daawo ku Celis)

May 29, 2012 - Written by

Oslo:Waxaa akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net u soo gudbinaynaa darsigii dhawaan si Live ah Maqal iyo Muuqaal uga baxay Halgan web tv station darsigaas oo uu Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax ka akhriyey Masjidka Towfiiq ee magaalada Oslo ee caasimada dalka Norway, duruusta uu Shiikh Dr.Cali Saalax uu ka akhriyo Masjidka Towfiiq ayaad si toos ah ugala socon kartaan Webka Halgan.net Sheekh Dr Cali ayaa caawa ka hadlay Jamaacaat Cunsuriya ah ee Amerika (Nation of islam in the west )

Akhristayaasha ayaan u balan qaadaynaa in darsi kasta ee ka baxa Masjidka Towfiiq si Live ahna u baxa aad webka Halgan.net mar labaad isagoo Video ah ay daawan doontaan wax yar ka dib marka darsigu dhamaadohaddii wax cilad dhinac internetka aysan ku imaan masjid ka Towfiiq  inagoo adeegsan doona farsamo  cusub oo Streamka  uu wax walba oo si Live ah u baxa uu Record garayn doono insha Allaahu.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2012
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online