Dowlada Kenya oo sheegtay in ay qaati ka taagan tahay qaraxyada ka dhacaya dalkeeda.

May 31, 2012 - Written by

Nairobi:-Wasiirka Amniga Prof George Saitoti ayaa maanta la hadlay saxaafada ayaa sheegay in dhibaato iyo caqabada ay tahay qaraxyada ka dhaca magaalooyinka dalka Kenya isaga oo sheegay in ay isha ku hayaan amaanka guud ee dalka Kenya .

Wasiirka Amniga ee dalka Kenya ayaa sheegay in ay diyaar garow ka sameeyeen weerarada ay geystaan ayuu yiri argagixisada qaraxyada iyo weerarada ka geystaan gudaha dalka Kenya.

Mar ay saxaafada weydiisay wasiirka amniga George Saitoti qaabka ay u sugayaan amaanka magaalooyinka waaweyn ee dalka Kenya ayaa sheegay in ay diyaarsheen tilaabooyin ay kaga hortagayaan weerarada laga geysto magaalooyinka Nairobi ,Mombaza ,Wajeer iyo Mandheera.

Wasiirka Amniga ee dowlada Kenya George Saitoti ayaa  ugu baaqay dadweynaha reer Kenya in ay gacan siiyaan laamaha amaanka ee dalka Kenya wuxuuna ugu baaqay ciidamada Booliska iyo kuwa nabad sugida in ay foojignaadaan;Wasiirka ayaa beesha caalamka u diray baaq wuxuuna ka codsaday in garab la siiyo dowlada Kenya.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2012
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online