Ka digitaanka Gaaleysiinta muslimiinta Muta,awaliinta Sheekh Shible (Qoraal ah Akhriso )
May 26, 2012 - Written by
Nairobi:-Waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Muxaadaradii Sheekh Maxamuud Shible uu ka jeedshay xalay magaalada Nairobbi ee xarunta dalka Kenya oo qoraal ah si ay uga faa,ideystaan dhamaan ardayda iyo culumada waxaana uu sheekh qoraalkiisa ku soo aruurshay nasuusta Ahlu suna iyo qaabka ay u fasireen
Sheekh Maxamuud Shible ayaa muxaadaradiisa waxaa uu uga hadlay Ka digitaanka Gaaleysiinta muslimiinta Muta,awaliinta hoos ka akhriso.
Ka digitaanka Gaaleysiinta muslimiinta Muta,awaliinta Sheekh Maxamuud Shible.
| |||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
![]() IsniinWararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMTAudio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser. Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMTAudio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser. Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMTAudio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser. Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMTAudio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser. TaladaWararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMTAudio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser. Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMTAudio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser. Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMTAudio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser. Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMTAudio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser. ArbacaWararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMTAudio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser. Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMTAudio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser. Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMTAudio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser. Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMTAudio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser. KhamiisWararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMTAudio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser. Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMTAudio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser. Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMTAudio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser. Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMTAudio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser. JimceWararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMTAudio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser. Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMTAudio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser. Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMTAudio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser. Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMTAudio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser. SabtiWararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMTAudio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser. Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMTAudio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser. Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMTAudio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser. Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMTAudio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser. AxadWararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMTAudio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser. Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMTAudio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser. Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMTAudio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser. Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMTAudio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser. |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||




8 Comments so far
Leave a comment
walaal ilaahay kher hakusiiyo wax badan baad noobayanisay cidii xaq doonaysana ilaaha kuanfaco adigana cilmigaaga allaha kubarakeeyo aamiiiiiiiiin wabilaah tawfiiq
Asc wr wbr Waxaa ilaah mahadii ah
in caawa muxaadaraadki musalsalka
ahaa ee inoo waday sheikh shibli
kusoo dhamaaden khayr iyo cilmi
fara badan oo aan ka helnay hadaan
nahay dulaabta. Sheikhu wuxu ku xeel dheeraaday sidii salafka uga digi
jireen gaalaysinta umada iyo waliba
qatarta ka dhalan karta iyo kan wax
takfiriya halista ku hareeraysan.
Ilaahay haka ajar siiyo shiekha
dadaalka uu xaqa ku cadaynayo kuwa qulaada ah ee takfiriyintana
allaha ku anfaco
ilaahey ha ku xafido oo sida wanaagsan ee aad u kale qeexday xaqa iyo baadilka
asww
walaal ALLAH qeyr badan ku sii sida wannaagsan ee aad xaqa u iftiimisay JANO FARDOWSA ilaahey hoygaaga ka dhig
walaal jasaaka laahu khayral jasaa sida wanaag san eed ufaah faahisay muduucan laakiin waxay ahayd in dadka aad ucadaysid markii hore ee ay waxani soo baxeen si aan dadku ugu kadsoomin baarakalaahu fiik ilaahay xaqa haku waafajiyo hana kugu sugo
asc walaalaha halgan.net ajir iyo xasanaat Ilaah ha idinka siiyo wanaaga aad umada u haysaan. waxaan codsan lahaa inaad inoo soo gudbisaan muxaadaraadkii sheekh shible ee ugu dambeeyay iyagoo cod ah ama video ah (ka digida gaaleysiinta dadka muslimiinta muta’awiliinta ah)
Ilaah ha idin barakeeeyo.
as wr wb sh alle ajir hakaasiiyo intii dhaggeysatayna kuwii ku camal fala alle haka dhigo amin amin
Waxaan lee yahay shiikha khayr Alle ha siiyo dembigiisana ha dhaafo laakiin waxaan jeclaan lahaa in uu dadka Soomaalida ah wax ugu sheego afkooda, waayo dadku afka Carabiga ah ma wada yaqaaniin.
Waxaana iga fikir ah la iskuma diidana in aan ruux muslim ah lagu sheegi karin gaal. Laakiin horta maxaa lagu garan karaa qofka muslimka ah si loo garto gaalka. Sidaas darteed waxaan jeclaan lahaa in ay culumadu ka hadlaan xuduudda u dhexaysa muslimka iyo gaalka si aan la isugu qaldin una dhicin in ruux gaal ahi isu haysto muslim ama ruux muslim ah loogu malayn gaal.