Madaxweynaha DFKM Sh.Shariif iyo wafdi la socda oo u dhoofay dalka Turkiga

May 30, 2012 - Written by

Madaxweynaha DFKM Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhow ka dhoofay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho isagoo ku sii jeeda magaalada Istanbul ee caasimada dalka Turkiga Madaxweynaha DFKM Sheekh Shariif ayaa waxaa kale oo safarkiisa ku weheliya xubno ka tirsan Golaha Baarla maan ka ,Wasiiro ay ka mid yihiin Ra’isul wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Gaashaandhigga DFKM Xuseen Carab Ciise, Wasiirka arrimaha Dibadda iyo weliba Saraakiil ka tirsan xafiiska Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya.

Shirka ka socda Turkiga wajigiisa 1aad waxaa ka qayb galayey bulshada rayidka , odayaal dhaqameed iyo culimo’udiin shir kaas oo maanta ku soo gabagaboobay dalka Turkiga. Dalka Turkiga ayaa waxaa horay u sii joogay Ra’iisul wasaaraha DFKM Dr. Cabdi weli Maxamed Cali Gaas iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka DFKM Shariif Xassan.

Dhinaca kale shirka ka dhacay Turkiga ee looga hadlayo RoadMapka ayaa waxaa la filayaa in ay ku soo biiraan Madaxweyanaha dowllada Puntlland iyo Gal-Mudug oo maalmo ka hor sheegay in aysan ka qayb galayn shirka Turkiga balse dadaal ay wadaan beesha caalamka iyo Madaxda DFKM ayaa la filayaa in ay ku qanciyaan in ay yimaadaan shirka.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2012
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online