Markaz Bilaal hambalyo iyo bogaadin u diray dhamaan Ardeydii Dhameysay Qu,aanka Kariimka

May 29, 2012 - Written by

Aarhus:-Maamulka, Ducaada, macalimiinta waalidiinta, odayaasha, dhalinyarada, haweenka Markaz Bilaal waxay halkaan dhambaal hambalyo iyo bogaadin ah uga diraynaa dhamaan waalidiinta caruurtoodu dhameeyeen qu’aanka kariimka ah, sidoo kale waxaa dhambaalkaan la wadaaga Macalinkii caruurta iyo caruurtii dhamaysay qu’aanka kariimka, Dhaliyadarda qura’aanka dhameeyey oo kala ah.
1-C/Laahi Axmed Cabdi (Cambar)
2-Axmed Maxamed CAli
3-Juweeriya C/risaaq
4-Xamdi Yusuf Xasan
5-Ruweyda Mustafe Jamac
6-Munira Cabdi Sahal maxamed

Maamulka iyo shacabka Markaz Bilaal waxay  Allah ka baryayaan inuu xafido caruurtaas iyo dhamaan awlaada muslimiinta, waalidiinta caruurta dhashayna waxaan uga mahadcelinaynaa dadaalka habeen iyo maalin ah ee ay la garab taagnaayeen ubadkooda. waxaan sidoo kale u rajaynaynaa dhamaan caruurteena in illah u fududeeyo barashada quraanka iyo dhamaan culuumta islaamka.

Markaz bilaal wuxuu markasta dhiiri galinayaa horumarinta iyo barbaarinta wanaagsan ee ubadka soomaaliyeed ee magaaladan Århus, si loo gaaro himikooyinka la higsanayo waxaa lagama maarmaan ah in dhiirigaliyo midnimada jaaliyada lagana dhawro wax kasta oo kala fogaynaya.

Mar labaad waxaan bogaadinaynaa caruurteena gaaray guusha, guud ahaan waxaan caruurteena u rajaynaynaa guul adduun iyo aakhiraba ah.

Wabilaahi towfiiq
Maamulka iyo shacabka Markaz Bilaal.

Leave a comment

*

Archives
May 2012
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online