Qaar ka mid ah Isimada Puntland oo sheegay in ay qaadaceen shirka Turkiga(Dhageyso)

May 29, 2012 - Written by

Garoowe:-Waxaa dhawaan shir ay ku yeesheen magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntlland  Isimadii dhwaan ku soo laabatay magaalada Muqdisho si ay wadatashi ula yeeshaan madaxda dowllada Puntlland ay maanta shir jaraaid oo ay qabteen iyo baayaan ay soo saareen ay ku qaadaceen shirka ka socda dalka Turkiga .

Isimada Puntlland oo bayaanka ay soo saareen uu akhriyey  Suldaan Bashiir Muuse Koonte uu ku sheegay in hanaankii shirka Turkiga lamarin habaabiyey sidaas darteedna ay qaadaceen oo ay taageersan yihiin go,aankii ay dowllada Puntlland ay ka diiday shirka ka socda dalka Turkiga.

no images were found

Kulanka ka dhacay magaalada Garoowe ayaa waxaa  ka qayb galay ilaa 18 Isim oo ka mid ahaa Isimadii dhawaan ka soo laabtay shirkii looga hadlayey Dastuurka ay DFKM loo samaynayey iyagoo sheegay in sababaha ay shirka Muqdisho uga soo baxceen ay ahayd in aysan jirin ajando iyo wax diyaar ka ah arrinta Dastuurka oo buuq badan uu ka taagan yahay ilaa hadda.

Bayaanka oo qoraal ah oo ay soo saareen Isimada Puntlland hoos ka akhriso.

no images were found


Hoos ka Dhageyso Bayaanka Isimada Puntland

[audio:http://k005.kiwi6.com/hotlink/67s0sf3pl6/isimada.mp3]
M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2012
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online