Sh.C/qaadir Nuur Faarax oo darsigii 5aad caawa ka jeediyay Nadwo diini ah oo ka socota Masjidka Cumar Bin Khadhaab ee Qardho
(June 30, 2012)
Nadwo Cilmiyeedkii 9-aad ee ka socotay Masjidka Cumar Bin Khataab ee Magaalada Qardho ciwaanka sanadkan lagga hadlayana uu ahaa Aayada Quraanka ah ee ( و من أحسن قولا ممن دعا إلى
Madaxweynaha DFKM Sh Shariif Sheekh Axmed oo gaaray Degmada Balcad
(June 30, 2012)
Balcad:-Madaxweynaha DFKM Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta  booqasho ku tagay degmada Balcad ee gobolka Shabeellada Dhexe, ka dib markii ay toddobaadkii hore ay la wa
Kooxo hubaysan oo dhac u geystay shirkada xawaalada Mustaqbal laanteeda Degmada Waaberi
(June 30, 2012)
Muqdisho:-Kooxo hubaysan ayaa maanta dhac u geystay shirkada  xawaalada Mustaqbal laanta ay ku leedahay Degmada Waaberi ee Gobalka Banaadir.burcada dhacday shirkada ayaa waxay ku hubeysnaayeen qorya
Ciidamada AMISOM oo xalay qarax lagula beegsaday agagaarka SOS,ee magaalada Muqdisho.
(June 30, 2012)
Muqdisho:-Ciidamada AMISOM ayaa waxaa xalay qarax lagula beegsaday agagaarka SOS, ee magaalada Muqdisho. Ciidamada AMISOM ee qaraxa lala beegsaday ayaa ku socday Kolonyo, waxayna ku sii jeedeen saldhi
Sh Axmed Daahir Xasan Xuseen oo Darisigii 4aad caawa ka jeediyay Nadwadii ka socotay Qardho.
(June 29, 2012)
Qardho:-Nadwo Cilmiyeedkii 9-aad ee ka socotay Masjidka Cumar Bin Khataab ee Magaalada Qardho ciwaanka sanadkan lagaga hadlayana uu ahaa Aayada Quraanka ah ee ( و من أحسن قولا ممن دعا
Khudbadii Jimcaha Ee maanta Sheekh Maxamed Cabdi Umal.(Dhageyso)
(June 29, 2012)
Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa maanta khudbadii Jimacaha wuxuu si qiimo leh uga hadlay in qofka muslinka ah laga rabo camal iyo caqiido wanaagsan waxaana uu sheegay in Islaamka uusan ahayn sh
Kooxo hubeysan oo afduub iyo dil ka geysatay Xerada Dhadhaab ee dalka Kenya
(June 29, 2012)
Dhadhaab:-Kooxo hubaysan ayaa maanta shaqaale caddaan ah u afduub ugu  geystay xerada Ifo ee ku taalada deegaanka Dhadhaab ee gobolka waqooyi bari Kenya.Kooxaha hubeysan, ayaa ugu horeyn dilay darwal
Nadwadii ka socotay magaalada Qardho oo gashay caawa Habeenkii 3aad(Warbixin)
(June 28, 2012)
Qardho:-Nadwo Cimiyeedkii sanadlaha ahayd ee lagu qaban jiray xiligan oo kale Magaaladda Qardho ayaa sanadkan gashay sanadkii 9-aad oo xidhiidh ah waxaana sanadkan Nadwo Cilmiyeedka ciwaan looga dhiga
Sh.Xasaan Xusen oo gaalaysiiyey Ictisaam kuna baaqay in Culumada Ictisaam lagu dilo meel walba (Dhageyso)
(June 28, 2012)
Ilaah baa mahad leh amaan iyo nabadgelyo dhamaanteed Nabigeenii Maxamed ahaa korkiisa ha ahaato waxaana maqaalkii kan ka horeeyey uga soo hadlay mawaaqif iyo aqwaal iyo fatwo u gaar ah Sheekh Xasaan X
Madaxweynaha DFKM iyo Madaxweynaha S/land oo ku kulmay Dubia
(June 28, 2012)
Dubai:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Dubai ayaa sheegaya in kulan uu dhexmaray goordhow Madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Axmed iyo madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo waxaa

Next Page »