Ciidanka DFKM iyo kuwa AMISOM oo la wareegay degmada Balcad ee gobalka Sh/Dhexe

June 26, 2012 - Written by

Balcad:Ciidamada DFKM iyo kuwa AMISOM ayaa saaka la wareegay degmada Balcad iyo deegaanka ku dhow waxaana Degmada Balcad iska baxay ciidamada AlShabaab ee halkaas gacanta ku hayey .

Taliyaha howlgalinta Ciidmada DFKM Gen. Cali Caraaye Cosoble “Gacma dullo”ayaa isagoo ku sugan degmada Balcad waxaa uu warbaahinta u sheegay in ciidamada DFKM iyo kuwa AMISOM ay si buuxda ula wareegeen Degmada Balcad iyo deegaano ku dhow .

Degmada Balcad ayaa ah degmo istaraatiiji ah waxaana cidii gacanta ku dhigta ay u sahleysaa in ay u gudubto si sahlan gobalka Sh /Dhexe.

Ilaa haatan ma jiraa cid ka hadashay qabsashada ciidamada DFKM iyo kuwa AMISOM Degmada Balcad oo ka tirsan Ururka Al Shabaab.

A/Cawale
Halgan.net

4 comments on “Ciidanka DFKM iyo kuwa AMISOM oo la wareegay degmada Balcad ee gobalka Sh/Dhexe

  1. c/shakuur on said:

    ilaa hada wax website ah oo qoraayo malahan ee malahubaa akhi

  2. sheekha on said:

    waxaa qabsaday DFKG IYO AMISOM , waxaana laga qabsaday ALSHABAAB

  3. akhii on said:

    yaa qabsaday yaase lagaqabsaday?

  4. abuu anas on said:

    waxaa mahadsan walaalaha halgan oo dadkan wadaada aflagaadaynaya kadhiidhiya

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

230,344 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>