Darsigii dhawaan ka baxay Halgan web tv Station Sheekh Dr Cali M.Saalax (Daawo ku celis)

June 7, 2012 - Written by

Oslo:Waxaa akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net u soo gudbinaynaa darsigii dhawaan si Live ah Maqal iyo Muuqaal uga baxay Halgan web tv station darsigaas oo uu Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax ka akhriyey Masjidka Towfiiq ee magaalada Oslo ee caasimada dalka Nor way, duruusta uu Shiikh Dr.Cali Saalax uu ka akhriyo Masjidka Towfiiq ayaad si toos ah ugala socon kartaan Webka Halgan.net Sh. Dr Cali ayaa maanta ka hadlay kooxda (Al-qaraamidah).

Akhristayaasha ayaan u balan qaadaynaa in darsi kasta ee ka baxa Masjidka Towfiiq si Live ahna u baxa aad webka Halgan.net mar labaad isagoo Video ah ay daawan doontaan wax yar ka dib marka darsigu dhamaadohaddii wax cilad dhinac internetka aysan ku imaan masjid ka Towfiiq  inagoo adeegsan doona farsamo  cusub oo Streamka  uu wax walba oo si Live ah u baxa uu Record garayn doono insha Allaahu.

Hoos ka Daawo Darsigii Sh Dr Cali Maxamed Saalax ee galabta ka baxay web tv Station ee Halgan


Halgan.net

1 Comment so far

Leave a comment

  1. Allaah sheikh ha xifdiyo hana barkeeyo cilmihiisa iyo caafimaadkiisa.

Leave a comment

*