Hay.adda Culimada Soomaaliyeed oo Hambalyo u dirtay Madaxweynaha cusub iyo shacabka dalka Masar

June 25, 2012 - Written by

Hay.adda Culimada Soomaaliyeed ayaa waxaa ay magaalada Muqdisho ka soo saartay bayaan ay ugu hambalyeynayso Madaxweynaha cusub ee dalka Masar Dr.Maxamed Musri  iyo weliba shacabka Masar oo u hiiliyey dadaalkii dheeraa  ee Camalka Islaamiga. Hay.adda Culimada Soomaaliyeed ayaa waxaa kale oo ay si gaar ah Hambalyo ugu dirtay Urur ka Akhwaanu Muslimiin , Salafiyiinta dalka Masar , Xisbiga Cadaalada , Xisbiga Nuur iyo dhamaan ururada Islaamiga ah iyadoo ugu baaqday midnimo buuxda iyo in camalka Islaamiga si sax loo tarjumo.

Ugu danbayntii ayaa Hay,adda culimada Soomaaliyeed waxaa ay Hambalyo u dirtay shacabka Masar oo ku talaabsaday arrin Taariikhi ah qaatayna in ay taageeraan camalka Islaamiga ah ee ay garwadeenka ka ahaayeen Islaamiyiinta dalka Masar.

Halkaan ka akhri Jamaacada Al-ictisaam oo Madaxda dhaqaka u jeedisay baaq ku saabsan xulista xubnaha Baarlamaanka

Hay.adda Culimada Soomaaliyeed
Muqdisho, Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2012
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online